HomeWararDhalinyaro aano qabiil darted loogu dilay Gobolka Galgaduud

Dhalinyaro aano qabiil darted loogu dilay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Faah faahinno  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhalinyaro xalay aano Qabiil loogu dilay qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ee Baartamaha Soomaaliya. Wararka naga soo gaaray degaan lagu magacaabo googooye oo hoos yimaado Magaalada Dhuusamareeb, ayaa waxaa ay ku warramayaan in xalay degaankaasi lagu dilay afar dhalinyaro dadka degaanka ahaa. Dilkaasi loo gaystay afartaasi dhalinyarada […]

- Advertisement -

Faah faahinno  dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhalinyaro xalay aano Qabiil loogu dilay qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ee Baartamaha Soomaaliya.

Wararka naga soo gaaray degaan lagu magacaabo googooye oo hoos yimaado Magaalada Dhuusamareeb, ayaa waxaa ay ku warramayaan in xalay degaankaasi lagu dilay afar dhalinyaro dadka degaanka ahaa.

- Advertisement -

Dilkaasi loo gaystay afartaasi dhalinyarada ayaa ahaa mid salka ku haya aano qabiil sida wararku tilmamayaan.

Gobolka Galgaduud gaar ahaan degaanada Hoos-yimaada magaalada Caasimadda ah ee dhuusamareeb waxaa dhawaanahaan ka dhacayay dilal la xariiira aanooyin qabiil.

Latest stories