- Advertisement -
Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii wadajirka ahaa ku meel mariyay Xisaab xirka Sanad Maaliyadeedka 2022.
Waxaa ogolaaday 177 Xildhibaan waxaa diiday 1 Xildhibaan hal Xildhibaanna waa ka aamusay.
