HomeWararXamaas oo faahfaahin ka bixisay tirada dadka ku dhintay duqeymaha iyo weerarada...

Xamaas oo faahfaahin ka bixisay tirada dadka ku dhintay duqeymaha iyo weerarada Israa’iil

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

In ka badan 25,000 oo qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay weerarada iyo duqeymaha Israa’iil ee Qasa sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho. Waxay sheegtay wasaaraddu in 178 qof ay geeriyoodeen 24-kii saacadood ee la soo dhaafay, taas oo ka dhigeysa maalmihii ugu dhimashada badnaa tan iyo markii uu dagaalku bilowday. […]

- Advertisement -

In ka badan 25,000 oo qof oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay weerarada iyo duqeymaha Israa’iil ee Qasa sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho.

Waxay sheegtay wasaaraddu in 178 qof ay geeriyoodeen 24-kii saacadood ee la soo dhaafay, taas oo ka dhigeysa maalmihii ugu dhimashada badnaa tan iyo markii uu dagaalku bilowday.

- Advertisement -

Iyadoo dagaalku sii socdo ayaa raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu waxaa uu ka horyimid qorshaha lagu abuurayo dowlad Falastiiniyiintu ay leeyihiin oo Israa’iil la siman six al loo gaaro .

Arrintaan waxaa soo jeediyay dhowr dal oo sheegay in ay u arkaan xal lagu joojin karo dagaalka iyo colaadda Qasa.

Weerarada iyo duqeymaha Israa’iil ayaa bilowday toddobadii Oktoobar kadib markii Xamaas ay weerar gantaallo loo adeegsaday ku qaadday Koonfurta Israa’iil kaas oo ay ku dhinteen 1,300 oo qof kuna afduubteen 240.

Latest stories