HomeWararDowladda Soomaaliya oo billawday dagaal diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Itoobiya

Dowladda Soomaaliya oo billawday dagaal diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Itoobiya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka warbixiyay booqashooyinka, kulamada iyo dadaalada diblomaasiyadeed ee madaxda Qaranku waddo tan iyo 1-dii bishaan oo uu soo if baxay damaca gurracan ee Ethiopia. Wasiirk Balcad ayaa sheegay in dowladda ay billaawaday dagaal diblomaasiyadeed ee loga hor tagayo damaca gurracan […]

- Advertisement -

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka warbixiyay booqashooyinka, kulamada iyo dadaalada diblomaasiyadeed ee madaxda Qaranku waddo tan iyo 1-dii bishaan oo uu soo if baxay damaca gurracan ee Ethiopia.

Wasiirk Balcad ayaa sheegay in dowladda ay billaawaday dagaal diblomaasiyadeed ee loga hor tagayo damaca gurracan ee Itoobiya ee Badda Soomaaliya, kaas uu ku sheegay in uu ahaa dagaal aan la’isku qaadan qoray.

- Advertisement -

Waxa uu intaa ku darayn heshiiskan uu ka Qatar badan yahay Al-Shabaab uuna yahay xadgudub si bareer ah loogu soo xadgudbay qaranimada iyo Madaxbannaanida ummaadda Soomaalieed.

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Cali Balcad “Al-Shabaab waxa ay wax u dhimeen amniga iyo qaab nololeedkeena, laakiin waxaba uma dhimin qaranimadeena iyo Midnimadeena, balsa heshiiskaan waxa uu waxa u dhimay qarannimada iyo wajirkeenna.”

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa  tilmaamay in dalka shirkii dalka Uganda ka qabsoomay ee isugu yimadeen madaxda dalalka dhaxdhaxaadka ah oo looga hadlay xadgudubka Itoobiya ay Soomaaliya.

Latest stories