HomeWararCali Guudlaawe oo gaaray Garoowe iyo ujeedka socdaalkiisa

Cali Guudlaawe oo gaaray Garoowe iyo ujeedka socdaalkiisa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland oo uu uga qeybgalayo Caleema-saarka Madaxweynaha La doortay ee Dowlad Goboleeedka Puntland. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir ee Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha la doortay ee  Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland oo uu uga qeybgalayo

Caleema-saarka Madaxweynaha La doortay ee Dowlad Goboleeedka Puntland.

- Advertisement -

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir ee Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha la doortay ee  Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Goleyaasha Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha ayaa markale u hambalyeeyay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo 8-dii bishaan markale loo doortay Madaxweynaha maamulka Puntland.

Latest stories