HomeWararPuntland oo mamnuucday ka ganacsiga Qalab halis ku ah Nafta Bini'aadamka

Puntland oo mamnuucday ka ganacsiga Qalab halis ku ah Nafta Bini’aadamka

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa joojisay, oo mamnuucday ka ganacsiga, soo dejinta iyo isticmaalka qalab nooca kalluumaysiga ah, kuwaasi oo Maamulka sheegay inay halis ku yihiin Nafta bini’aadamka. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu joojiyay ka ganacsiga qalabka kala ah Tooshka iyo Haamaha Macmalka ah ee loo yaqanao “Hoo-Nuug” iyo […]

- Advertisement -

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa joojisay, oo mamnuucday ka ganacsiga, soo dejinta iyo isticmaalka qalab nooca kalluumaysiga ah, kuwaasi oo Maamulka sheegay inay halis ku yihiin Nafta bini’aadamka.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu joojiyay ka ganacsiga qalabka kala ah Tooshka iyo Haamaha Macmalka ah ee loo yaqanao “Hoo-Nuug” iyo ka ganacsiga iyo Isticmaalka Shabaagaha Caaga ah, kuwaasi oo la ogaaday inay khatar ku yihiin nafta bini’aadamka iyo Khayraadka Badda.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa mamnuucday in laga ganacsado Aargoosatada billaha 10-aad ilaa 1-aad ee Sanad Walba, xiligaas oo tarankeedu ku beeganyahay

Wasaaradda kalluumaysiga ayaa ku wargelisay doonyaha ajnabiga ah ee kalluumaysta in ay ka reeban-tahay imaanshaha meelaha ay kalluumaysatadda Wadaniga ahi ka kalluumaystaan.

Hoos ka Akhriso Qoraalka

- Advertisement -

Latest stories