HomeWararCiidanka Xoogga iyo kuwa KGS oo howlgal ka fuliyay degaano dhowr ah

Ciidanka Xoogga iyo kuwa KGS oo howlgal ka fuliyay degaano dhowr ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ciidanka xoogga Dalka, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Deegaano ka tirsan Goof-gaduud Buurey Ee Gobalka Baay, waxaana howlgalka hoggaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga X/le Ahmed Maxamednuur (Ahmed Dhagey). Howlgalka ayaa si gaar ah looga fuliyey degaanada kala ah  Misgaale warta Kormar’ Duurow ‘mintaanka ‘Qurunlow Asharaaf’ Gololow’ Goof Golol […]

- Advertisement -

Ciidanka xoogga Dalka, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey Deegaano ka tirsan Goof-gaduud Buurey Ee Gobalka Baay, waxaana howlgalka hoggaaminayey Taliyaha Ururka 47-aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ciidanka Dhulka Xoogga X/le Ahmed Maxamednuur (Ahmed Dhagey).

Howlgalka ayaa si gaar ah looga fuliyey degaanada kala ah  Misgaale warta Kormar’ Duurow ‘mintaanka ‘Qurunlow Asharaaf’ Gololow’ Goof Golol iyo Degaanka Hareera Jiifa Ee Dhaca Bariga iyo Koonfur Galbeed Ee Xiga Degaanka Goof-gaduud Buurey Haraaw Ee Gobalka Baay.

- Advertisement -

Goobahaasi ayaa waxaa la sheegay in dagaalamayaasha Al-Shabaab u aheyd maktab ay ka diiwaan-galinta xubnaha iyo goobo ay lacago uga  qaadaan dadka shacabka ah ee Isticmaala Wadooyinka Baay iyo Bokool.

Ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ayaa maalmahaan howlgallo ka dhan Al-Shabaab kawaday degaanno katirstan gobolka Baay,halkaa oo khasaara xooggan lagu gaarsiiyay Shabaabka, sida ay sheegeen saraakiisha horkacayay ciidamada.

Latest stories