HomeWararTartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada & G/Banaadir oo Berrito dib u bilaabanaya

Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada & G/Banaadir oo Berrito dib u bilaabanaya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Waxaa berri oo Axad ah dib u bilaabmaya ciyaarihii maamul goboleedyada  iyo Gobolka Banaadir oo hakad u galay ,kadib muran hareeyay, kaas oo kooxda Koonfur Galbeed ay kaga baxday ciyaaraha. Kooxda Koonfur galbeed ayaa si rasmi ah uga hartay, ugana baxday tartanka, waxaana kulan ay yeesheen Guddiga Fulinta ee Xeriirka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo […]

- Advertisement -

Waxaa berri oo Axad ah dib u bilaabmaya ciyaarihii maamul goboleedyada  iyo Gobolka Banaadir oo hakad u galay ,kadib muran hareeyay, kaas oo kooxda Koonfur Galbeed ay kaga baxday ciyaaraha.

Kooxda Koonfur galbeed ayaa si rasmi ah uga hartay, ugana baxday tartanka, waxaana kulan ay yeesheen Guddiga Fulinta ee Xeriirka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo ururrada kubadda cagta ee maamul goboleedyadu ay go’aamiyeen in sidaas looga hadho Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Hirshabeelle ayaa berri soo xaadiri doonta si saddex dhibcood looga siiyo Koonfur galbeed oo aan meeshaba joogin maadaama ay iyaga la ciyaari lahaayeen.

Intaas ka dib waxaa dhici doonta ciyaarta u dhaxaysa Gobolka Banaadir iyo Jubbaland taas oo go’aamin doonta sida ay kooxuhu isugu aadayaan afar-dhamaadka.

Latest stories