HomeWararHowlgal lagu dilay saraakiil la sheegay inay AS ka tirsan yihiin oo...

Howlgal lagu dilay saraakiil la sheegay inay AS ka tirsan yihiin oo la fuliyay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidanka Haya’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan oo lagu dilay dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle. War lagu baahiyay Wakaalada Wararka SONNA ayaa lagu sheegay in howlgalka oo ka dhacay deegaanka deegaanka fiidow oo hoos taga degmada Mahadaay lagu […]

- Advertisement -

Ciidanka Haya’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan oo lagu dilay dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle.

War lagu baahiyay Wakaalada Wararka SONNA ayaa lagu sheegay in howlgalka oo ka dhacay deegaanka deegaanka fiidow oo hoos taga degmada Mahadaay lagu dilay toddoba xubnood oo ka kamid ahaa Shabaab halkaasi ku sugnaa.

- Advertisement -

Magacyada xubnaha la dilay lagu sheegay Cabdiraxmaan Dheere oo hadda Shabaab u qaabilsanaa weerarada gaadmada ah ee kooxdu ka gaysato Gobolka Sh/Dhexe iyo Mucaad oo asna ka tirsanaa isla qaybta weerada, halka Cabdirisaaq Muuse Khaliif oo ahaa ku xigeenka sarkaalka qaabilsan aruurinta xoolaha Sakawaadka Shabaab qaataan.

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo taageero dhanka cirka ah ka helaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgalo noocaan oo kale ah ka fuliya inta badan goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab.

Latest stories