HomeWararWararkii ugu danbeeyay Weerar Dad lagu laayay oo ka dhacay Galdogob

Wararkii ugu danbeeyay Weerar Dad lagu laayay oo ka dhacay Galdogob

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka aan ka heleyno magaalada Galdogob ee gobalka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi saaka uu ka dhacay Weerar lagu dilay dhowr qof oo ku sugnaa goob maqaayad ah oo ku taalla magaalada. Nin hubeysan oo watay qori AK-47 ayaa mar qura waxa uu weerar ku qaaday dad shacab ah oo joogay maqaayada oo […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno magaalada Galdogob ee gobalka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi saaka uu ka dhacay Weerar lagu dilay dhowr qof oo ku sugnaa goob maqaayad ah oo ku taalla magaalada.

Nin hubeysan oo watay qori AK-47 ayaa mar qura waxa uu weerar ku qaaday dad shacab ah oo joogay maqaayada oo aheyd mid lagu shaah cabo, isla markaana waxaa weerarkaas dhacay ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay afar qof oo kamid ahaa dadkii ku sugnaa goobta ayaa ku dhintay rasaasta lagu furay, halka dhowr qof kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana durbadii gurmad loo sameeyay dadkii dhaawacmay oo la geeyay Xarun Caafimaad.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in dadka dhintay uu ku jiro Taliyihii Kastanka Tuurdibi ee Liyuu Booliis, sidoo kalena waxaa la tilmaamay in ciidamo Boolis ah oo maqaayada ka agdhawaa ay toogasho ku dileen Ninkii weerarka geystay.

Illaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka magaalada Galdogob ee gobalka Mudug oo ay uga hadlayaan weerarkii dadka lagu laayay.

Latest stories