HomeWararMuddo-kordhin loo sameeyay Ciidanka Turkiga ka jooga Badda Soomaaliya

Muddo-kordhin loo sameeyay Ciidanka Turkiga ka jooga Badda Soomaaliya

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Mudanayaasha Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa waxay si wadajir ah xalay ugu codeeyeen Mooshinkii uu Madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip ErdoÄŸan uu horgeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka. Mudanayaasha ayaa ansixiyay Codsiga Madaxweyne ErdoÄŸan ee ahaa in muddo Hal Sano ah loo kordhiyo Hawlgalka Ciiddanka Badda Turkiga ee ku sugan Xuduud-Baddeedka Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed. Xilli-Hawleedka Ciiddankaasi ayaa […]

- Advertisement -

Mudanayaasha Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa waxay si wadajir ah xalay ugu codeeyeen Mooshinkii uu Madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip ErdoÄŸan uu horgeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka.

Mudanayaasha ayaa ansixiyay Codsiga Madaxweyne ErdoÄŸan ee ahaa in muddo Hal Sano ah loo kordhiyo Hawlgalka Ciiddanka Badda Turkiga ee ku sugan Xuduud-Baddeedka Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed.

- Advertisement -

Xilli-Hawleedka Ciiddankaasi ayaa waxa uu ku ekaan lahaa bisha soo socota ee February 10-da ee sanadkan 2024-ka.

Si kastaba, waa markii 14-aad ee ay Xildhibaanada dalkaasi Xilli-Kordhin u sameeyaan Hawlgalkaasi tan iyo Ansixintii Koowaad ee ay u sameeyeen Hawlgalkaasi bishii February 10-da ee sanadkii 2009-kii.

Latest stories