HomeWararSaraakiisha hay’addaha ammaanka iyo iyo Madaxda Hormuud oo wadahadal yeeshay

Saraakiisha hay’addaha ammaanka iyo iyo Madaxda Hormuud oo wadahadal yeeshay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Masuuliyiinta ka tirsan Hay’adaha ammaanka iyo hormuud waxa ay kawada hadleen sidii loo xoojinlahaa kawada shaqaynta danta guud si waafaqsan Shuruucda Dalka. Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa kuwaas oo loo xaliyay si ay ku jirto masxalada Guud ee dalka, waxaana kulanku ku dhamaaday jawi wanaagsan. “Dowladda Soomaaliya waxa ay u taagantahay ilaalinta Amniga […]

- Advertisement -

Masuuliyiinta ka tirsan Hay’adaha ammaanka iyo hormuud waxa ay kawada hadleen sidii loo xoojinlahaa kawada shaqaynta danta guud si waafaqsan Shuruucda Dalka.

Kulanka waxaa xal looga gaaray caqabado taagnaa kuwaas oo loo xaliyay si ay ku jirto masxalada Guud ee dalka, waxaana kulanku ku dhamaaday jawi wanaagsan.

- Advertisement -

“Dowladda Soomaaliya waxa ay u taagantahay ilaalinta Amniga iyo badqabka Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo hantidooda iyada oo markasta dhawraysa sharciga” ayaa lagu yiri Qoraal lagu baahiyay Warbaahinta Dowladda.

Dhawaanahaan xarumaha ay leedahay Shirkadda ayaa Qaraxyo lala beegsaday, waxaana shirkadda laga xiray qaar shaqaalaheeda ka mid ah sida ay sheegtay.

Sidoo kale NISA ayaa dhawaan Hormuud ku eedaysay in Shaqaalaheedu ay AL-Shabaab la shaqeeyaan, ayna shirkaddu diiday in la baaro dadkaasi.

- Advertisement -

 

Latest stories