HomeWararMadaxweynayaal hore iyo Siyaasiyiin ku wajahan Garoowe

Madaxweynayaal hore iyo Siyaasiyiin ku wajahan Garoowe

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay gaaraan, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, madaxweyneyaal hore, siyaasiyiin iyo xuno kale. Magaalada ayaa si weyn looga dareemayaa diyaargarowga ku aaddan soo dhaweydnta wufuudda ku wajahan, iyadoo xubno hordhac ah ay gaareen Garoowe sida wararku tilmaamayaan. Masuuliyiinta kala duwan ee […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay gaaraan, masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, madaxweyneyaal hore, siyaasiyiin iyo xuno kale.

Magaalada ayaa si weyn looga dareemayaa diyaargarowga ku aaddan soo dhaweydnta wufuudda ku wajahan, iyadoo xubno hordhac ah ay gaareen Garoowe sida wararku tilmaamayaan.

- Advertisement -

Masuuliyiinta kala duwan ee ku wajahan garoowe ayaa u jeedka socdaalkoodu waxa uu yahay ka qayb-galka Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Maamulkaasi Saciid Cabdullaahi Deni, oo dhawaan mar kale dib loo doortay.

Madaxweynayaal hore ayaa la filayaa in ay halkaasi gaaran, sida wararku tilmaamayaan, Waxaana ka mid ah Masuuliyiinta dhawaan tagi doona, madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Sidoo kale Madaxda Dowladda federaalka ayaa ku wajahan Garoowe, iyadoo ay jirto in Xariirka Deni iyo Federaalka uusan wanaagsanayn.

- Advertisement -

 

Latest stories