HomeWararHay’adda SoDMA oo dawo gaarsiisay Magaalada Ceeldheer

Hay’adda SoDMA oo dawo gaarsiisay Magaalada Ceeldheer

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ay u dirtay shixnad Daawo ah taas oo dhan 1-Tan. Deeqdaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo isbitaalka degmadaas bukaanada ku jira, waxaana deeqdaan hay’adda SoDMA ay ku wareejisay dadka deegaanka Degmada Ceeldheer ayaa dhawaan khawaarijta laga xoreeyey, […]

- Advertisement -

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug waxa ay u dirtay shixnad Daawo ah taas oo dhan 1-Tan.

Deeqdaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo isbitaalka degmadaas bukaanada ku jira, waxaana deeqdaan hay’adda SoDMA ay ku wareejisay dadka deegaanka

- Advertisement -

Degmada Ceeldheer ayaa dhawaan khawaarijta laga xoreeyey, waxaana hay’adda SoDMA ka go’an caawinta iyo u gargaarida bulshada nugul meel walba oo ay ka jogaan dalka.

Latest stories