HomeWararDowladda Soomaaliya oo War Kasoo saartay Sababta Diyaaradda Itoobiya Hawada uga Celisay

Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo saartay Sababta Diyaaradda Itoobiya Hawada uga Celisay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu faah faahiyay Diyaaraddii Dowladda Itoobiya ee Saaka laga celiyay Hawada Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa lagu yiri “Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay maanta oo tariikhadu tahay 17/01/2024, hawada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ka celiysay diyaarad ay leedahay shirkada Ethiopian Airlines, noceedu yahay Dash 8-Q400, flight […]

- Advertisement -

Warsaxaafadeed kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu faah faahiyay Diyaaraddii Dowladda Itoobiya ee Saaka laga celiyay Hawada Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Hay’adda ayaa lagu yiri “Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay maanta oo tariikhadu tahay 17/01/2024, hawada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ka celiysay diyaarad ay leedahay shirkada Ethiopian Airlines, noceedu yahay Dash 8-Q400, flight number ET8372 kuna socotay Hargeysa, kadib markii ay cadaatay inaanay diyaaradaasi haysan wax fasax ah oo ay ku isticmaasho hawada Soomaaliya”.

- Advertisement -

Latest stories