HomeWararDowaldda Soomaaliya oo Hawada ka Celisay Diyaarad Itoobiya ay leedahay

Dowaldda Soomaaliya oo Hawada ka Celisay Diyaarad Itoobiya ay leedahay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Dowladda Soomaaliya ayaa Hawada ka celisay diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya oo sida la sheegay si amar la’aan ah u soo gashay Hawada Soomaaliya. Wararku waxaa ay sheegayaan in Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ay diyaaradda  Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday ay ka celisay hawada, waxaana tani ay noqonaysaa tallaabadii ugu adkeyd ee Dowladda […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa Hawada ka celisay diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya oo sida la sheegay si amar la’aan ah u soo gashay Hawada Soomaaliya.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ay diyaaradda  Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday ay ka celisay hawada, waxaana tani ay noqonaysaa tallaabadii ugu adkeyd ee Dowladda Soomaaliya qaadday tan iyo markii Itoobiya ay heshiiska la gashay Muuse Biixi.

- Advertisement -

Sida Dalsan ka heshay ilo Xog-Ogaal ah oo aviation ka ka tirsan diyaarada ayaa ku laabatay Adisababa oo marki hore ay ka so kacday.

Latest stories