HomeWararXuutiyiinta oo weerarray markab xamuul oo Mareykanku leeyahay

Xuutiyiinta oo weerarray markab xamuul oo Mareykanku leeyahay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya Iiraan ayaa xaqiijiyay inay gantaal nooca baalistiga ah ku weerarreen markab xamuul oo laga leeyahay waddanka Mareykanka. Markabkaas oo la yiraahdo Gibraltar Eagle, ayaa la weerarray xili uu marayay gacanka Cadmeed. Taliska milatariga Mareykanka ayaa sheegay, inaysan jirin waxyeello soo gaartay markabkaasi la weerarray. Shirkadda maraakiibta ee Eagle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo taageero ka helaya Iiraan ayaa xaqiijiyay inay gantaal nooca baalistiga ah ku weerarreen markab xamuul oo laga leeyahay waddanka Mareykanka.

Markabkaas oo la yiraahdo Gibraltar Eagle, ayaa la weerarray xili uu marayay gacanka Cadmeed. Taliska milatariga Mareykanka ayaa sheegay, inaysan jirin waxyeello soo gaartay markabkaasi la weerarray.

- Advertisement -

Shirkadda maraakiibta ee Eagle Bulk Shipping, ayaa sheegtay in markabka uu siday badeecooyin bir ah, wuxuuna ku dhowaad 160 kilo mitir ka baxsanaa xeebaha gacanka cadmeed markii la duqeynayay.

Xuutiyiinta ay Iiraan taageerto, ayaa tan iyo bishii November weerrar ku qaadayay marakiibta, iyagoo taageero ugu muujinaya dadka reer Falastiin iyo ururka Xamaas ee Qasa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts