HomeWararSaraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo gaaray Furuumaha dagaalka Gobolka Mudug

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo gaaray Furuumaha dagaalka Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka G/le sare Cabdi Salaad Cali iyo saraakiil kale ayaa kormeer shaqo ugu tegay ciidamo ka tirsan guutada 27-ad ee ciidanka xooga dalka soomaaliyeed. Ciidamada ay kormeereen Taliyaha iyo saraashiisha kale ayaa qeyb ka ah Ciidanka xoogga dalka ee furmaha koofurta Gobolka Mudug kula dagaalamaya dagaalamaayasha ALshabaab eek […]

- Advertisement -

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka G/le sare Cabdi Salaad Cali iyo saraakiil kale ayaa kormeer shaqo ugu tegay ciidamo ka tirsan guutada 27-ad ee ciidanka xooga dalka soomaaliyeed.

Ciidamada ay kormeereen Taliyaha iyo saraashiisha kale ayaa qeyb ka ah Ciidanka xoogga dalka ee furmaha koofurta Gobolka Mudug kula dagaalamaya dagaalamaayasha ALshabaab eek u sugan dhulka howdka ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka G/le sare Cabdi Salaad Calin ayaa ciidanka ku amaanay sida ay ugu diyaar-garoobeen howlgalada dalka looga  saarayo AL-Shabaab.

Taliye Cabdi Salaad ayaa Ciidanka Faray iney sii  laba jibaaraan howlgalada ka dhanka ah dagaalamayaasha AL-Shabaab, oo dhawaanahaan ay kula dagaalamayeen degaanno dhaca koofurta Gobolka Mudug.

Latest stories