HomeWararDEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir

DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Qarax jugtiisa si weyn looga maqlay qaybo badan oo magaalada ah ayaa goordhaweyd ka dhacay Muqdisho, waxaana la helayaa warar ku aaddan qaraxaasi. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid ismiidaamin ah, oo lala beegsaday qaybo ka mid ah Xarunta Gobolka Banaadir, sida ay ku warramayaan wararka hordhaca ah ee aynu ka helayno halka qaraxaasi […]

- Advertisement -

Qarax jugtiisa si weyn looga maqlay qaybo badan oo magaalada ah ayaa goordhaweyd ka dhacay Muqdisho, waxaana la helayaa warar ku aaddan qaraxaasi.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid ismiidaamin ah, oo lala beegsaday qaybo ka mid ah Xarunta Gobolka Banaadir, sida ay ku warramayaan wararka hordhaca ah ee aynu ka helayno halka qaraxaasi ka dhacay.

- Advertisement -

Wararka aynu helnay waxaa ay sheegayaan in Darbiga Xarunta Gobolka, gaar ahaan meel ay ku badnaayen dad shacab ah lala beegsaday Qaraxaasi, inkastoo aan wali la xaqiijin.

Khasaare ayaa ka dhashay sida lasoo sheegayo, balse ilaa iyo hadda lama xaqiijin.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories