HomeWararBooliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Qarax ka dhacay Muqdisho

Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray Qarax ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Booliska oo soo saaray Qoraal kooban ayaa waxaa ay sheegeen in Qaraxasi ay ku dhinteen 3 ruux, halka Tiro intaa ka baddanna ay ku dhaawacmeen. “Qof naftii haliga ahaa ayaa  isku qarxiyay bannaanka hore ee  maqaayada […]

- Advertisement -

Booliska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Booliska oo soo saaray Qoraal kooban ayaa waxaa ay sheegeen in Qaraxasi ay ku dhinteen 3 ruux, halka Tiro intaa ka baddanna ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

“Qof naftii haliga ahaa ayaa  isku qarxiyay bannaanka hore ee  maqaayada AlHindi oo ku taala degmada Xamarweyne xilli ay eryanayeen ciidamada ammaanka” ayaa lagu yiri Qoraal kooban oo ka soo baxay Taliska Booliska.

Ugu dembayn warka qoraalka ayaa lagu sheegay in goobta ay wax ka dhacayn uu ka socdo baaritaan dhawaana la bixin doono faah faahin dhammeystiran.

Latest stories