HomeWararNISA oo Sheegtay in qaar ka mid ah Shaqaalaha Hormuud ay Al-Shabaab...

NISA oo Sheegtay in qaar ka mid ah Shaqaalaha Hormuud ay Al-Shabaab la shaqeeyaan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in  iyada oo ka duuleysa codsi uga yimid Shirkadda Hormuud, 26-kii bishii December 2023-kii ay ku waydiisatay in ay ka caawiso dhibaato ay kala kulantay Alshabab, waxaana intaas ay ku dartay NISA in baaritaan ay sameysay ay ku ogaatay in qaar ka tirsan shaqaalaha Hormuud ay wada […]

- Advertisement -

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in  iyada oo ka duuleysa codsi uga yimid Shirkadda Hormuud, 26-kii bishii December 2023-kii ay ku waydiisatay in ay ka caawiso dhibaato ay kala kulantay Alshabab, waxaana intaas ay ku dartay NISA in baaritaan ay sameysay ay ku ogaatay in qaar ka tirsan shaqaalaha Hormuud ay wada shaqayn iyo xiriir la leeyihiin AL-Shabaab.

NISA waxaa ay shirkadda HORMUUD ku eedaysay inay diiday wadashaqayntii iyo ka jawaabista codsiyadii loo diray, waxayna fakisay eedeysanayaashii ka tirsanaa howlwadeennadeeda.

- Advertisement -

“Ugu dambeyntii, Hay’addu iyada oo gudanaysa waajibaadkeeda, waxa ay qaadday tallaabo waajib gudasho ah oo waafaqsan sharciga, waxayna soo xirtay qaar ka mid ah Howlwadeennada Shirkada oo is hortaag ku sameeyay shaqada Hay’adda” ayaa lagu yiri Qoraalka NISA

 

Latest stories