HomeWararMaxay tahay sababta Madaxweyne Xasan Sheekh uu Dhuusamareeb ugu laabtay?

Maxay tahay sababta Madaxweyne Xasan Sheekh uu Dhuusamareeb ugu laabtay?

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu ‘ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta oo ka socda deegaannada Galmudug’ sida ay sheegtay madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, xubno ka tirsan maamulkiisa iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo uu ‘ka hoggaamin doonoo dhammeystirka howlgalka ka dhanka ah Khawaarijta oo ka socda deegaannada Galmudug’ sida ay sheegtay madaxtooyada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, xubno ka tirsan maamulkiisa iyo shacabka magaaladaas.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sannadkii lasoo dhaafay saldhiggissu ahaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana tan iyo markii dib loo soo doortay uu hoggaaminayay dagaal ka dhan ah Al-shabaab, kaas oo ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee Macawisleyda ay Al-shabaab uga xoreeyeen degmoyin iyo magaalooyin badan.

Latest stories