HomeWararG/Wakiillada Somaliland oo ansixiyey labadii xeer ee Doorashooyinka isku sidkan

G/Wakiillada Somaliland oo ansixiyey labadii xeer ee Doorashooyinka isku sidkan

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Golaha wakiillada Somaliland ayaa saaka meelmariyay xeerarka doorashooyinka isasaarka ah ee 14 iyo 91. Xeerarkaan oo si aqlabiyad ah oo gacan taag ah ay u ansixiyeen golaha wakiilladu, ayaa micnuhu yahay in ay ku celiyeen in xeerarkaan ay sii ahaadaan sidii markii hore isla golahaan uu ugu codeeyay. Tillaabadaan ayaa meesha ka saaraysa wax ka […]

- Advertisement -

Golaha wakiillada Somaliland ayaa saaka meelmariyay xeerarka doorashooyinka isasaarka ah ee 14 iyo 91.

Xeerarkaan oo si aqlabiyad ah oo gacan taag ah ay u ansixiyeen golaha wakiilladu, ayaa micnuhu yahay in ay ku celiyeen in xeerarkaan ay sii ahaadaan sidii markii hore isla golahaan uu ugu codeeyay.

- Advertisement -

Tillaabadaan ayaa meesha ka saaraysa wax ka badelkii xeerarkaan ay horey ugu sameeyeen golaha kale ee guurtida Somaliland, waxaana halkaa ka muuqanaya in kala aragti duwanaan labada gole ah ay jirto.

Wixii hadda ka dambeeya waxaa qorshuhu yahay in loo gudbiyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Latest stories