HomeWararTaliska Booliska DFS oo Amray in baaris lagu sameeyo Weerarkii Ciyaartoyda KGS

Taliska Booliska DFS oo Amray in baaris lagu sameeyo Weerarkii Ciyaartoyda KGS

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Taliska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in baaris lagu sameeynayo weerar lagu qaaday shalay Gaari Bas ah oo ay saarnaayeen Ciyaatoyda kubada cagta ee mataleysa Maamulka Koonfur Galbeed. Taliyaha Booliska Sulub Axmed Firin oo ka hadlaayay falka lagu weeraray Ciyaartoyda Koonfur Galbeed ayaa ku amray ciidamada Booliska in ay bilaabaan baaritaano ku aadan weerarka […]

- Advertisement -

Taliska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in baaris lagu sameeynayo weerar lagu qaaday shalay Gaari Bas ah oo ay saarnaayeen Ciyaatoyda kubada cagta ee mataleysa Maamulka Koonfur Galbeed.

Taliyaha Booliska Sulub Axmed Firin oo ka hadlaayay falka lagu weeraray Ciyaartoyda Koonfur Galbeed ayaa ku amray ciidamada Booliska in ay bilaabaan baaritaano ku aadan weerarka Baska ay saarnaayeen ciyaartoyda Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Wuxuu tilmaamay Taliye Sulub in gaariga lagu weeraray dhagxaan, isla markaana uu jiro khasaaro dhaawacyo ah oo gaaray Ciyaartoydka, isagoo xusay in aan la ogeyn sababta keentay weerarkaasi ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ugu dambeyn taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa ugu baaqay dadka magaalada Muqdisho in ay ilaaliyaan sharafta iyo magaca caasimadda ayna si wannaagsan usoo dhaweeyaan taageerayasaha iyo ciyaartoyda martida u ah.

Shalay ayey markii kooxo aan la aqoonsan ay weerar loo adeegsaday dhagxaan ku qaadeen Gaari Bas ah oo ay saarnaayeen Ciyaatoyda kubada cagta ee mataleysa Maamulka Koonfur Galbeed.

Latest stories