HomeWararFaah faahin: Ciidanka Hirshabeelle oo gacanta ku dhigay Nin dil u geystay...

Faah faahin: Ciidanka Hirshabeelle oo gacanta ku dhigay Nin dil u geystay Xaaskiisa

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Ciidanka ammaanka gaar ahaanka kuwa Booliska ee Maamulka Hirshabeelle ayaa gacanta kusoo dhigay Nin xaaskiisa ku dilay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Wararka la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Ninka eedeysanaha ah u dilay xaaskiisa ay tahay muran soo kala dhex-galay oo la tilmaamay inuu ahaa mid la xiriira maseer ama Hinaaso. Qaar kamid […]

- Advertisement -

Ciidanka ammaanka gaar ahaanka kuwa Booliska ee Maamulka Hirshabeelle ayaa gacanta kusoo dhigay Nin xaaskiisa ku dilay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in sababta uu Ninka eedeysanaha ah u dilay xaaskiisa ay tahay muran soo kala dhex-galay oo la tilmaamay inuu ahaa mid la xiriira maseer ama Hinaaso.

- Advertisement -

Qaar kamid ah dadka deegaanka xaafadda uu falka ka dhacay ayaa kusoo warramay in Ninka dilka geystay oo lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Cismaan uu marka hore isku dayay inuu baxsado, balse la qabtay, lana xiray.

Sidoo kale saraakiisha ciidamada ammaanka ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanaha ay ku wareejin doonaan hay’adaha ku shaqada leh,m si maxkamad loo soo taago.

Falkan argagaxa leh ayaa naxtin ku abuuray dadka deegaanka oo si aad ah u hadal haya dhacdadaasi oo ugub ah degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraam.

Latest stories