HomeWararMW Deni, C/raxmaan Faroole, CC Sharmaake iyo siyaasiyiin kale oo Baaq u...

MW Deni, C/raxmaan Faroole, CC Sharmaake iyo siyaasiyiin kale oo Baaq u diray DFS

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Magaalada Garoowe ayaa waxaa kulan wadatashi ah ku yeeshay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ku-xigeenkiisa, Guddoonka Golah Wakiilada, Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, RW hore CC Sharmaake iyo siyaasiyiin kale. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday xaalada amni iyo mida siyaasadeed ee guud ee dalka Soomaaliya gaar ahaan tan Puntland, waxaana shirkaasi […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe ayaa waxaa kulan wadatashi ah ku yeeshay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ku-xigeenkiisa, Guddoonka Golah Wakiilada, Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, RW hore CC Sharmaake iyo siyaasiyiin kale.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay inta uu socday xaalada amni iyo mida siyaasadeed ee guud ee dalka Soomaaliya gaar ahaan tan Puntland, waxaana shirkaasi oo wadatashi ah ay Madaxda kasoo saareen War-saxaafadeed ka kooban laba qodob

- Advertisement -

Shacabka Puntland ayey marka hore Madaxda ugu baaqeen inay adkeeyaan, kana wada shaqeeyaan midnimada, nabada iyo maamul wadaaga dowlad Goboleedka Puntland.

Sidoo kale Madaxda Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday  inay hakiso tallaabooyinka socda ee masiiriga ah sida, Dastuurka ayna muhiim tahay in laga wado hadlo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilihii lasoo dhaafay qaaday tallaabooyin badan oo ay dood ka keeneen mucaaradka iyo qeybaha Bulshada, kuwaasoo uu doonayo in lagu dhameystiro dastuurka dalka, iyadoo muran xoogan uu ka taagan yahay wax kla bedelka qodobada qaar.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka 

Latest stories