HomeWararWariyeyaal Hargeysa ku xirnaa oo Xabsiga laga siidaayay

Wariyeyaal Hargeysa ku xirnaa oo Xabsiga laga siidaayay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Telefishanka MMTV ayaa baratiisa bulshada ku sheegay in xabsiga laga sii daayey laba ka mid ah ahaa saddex weriye oo maalintii Axaddii ay qabteen laamaha amniga, sida ay sheegeen ururka suxufiyiinta Somaliland. Saxafiyiinta la sii daayey ayaa telefiishanku sheegay inay kala yihiin Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi Andar. Sidoo kale waxaa telefiishanku tebiyey inuu […]

- Advertisement -

Telefishanka MMTV ayaa baratiisa bulshada ku sheegay in xabsiga laga sii daayey laba ka mid ah ahaa saddex weriye oo maalintii Axaddii ay qabteen laamaha amniga, sida ay sheegeen ururka suxufiyiinta Somaliland.

Saxafiyiinta la sii daayey ayaa telefiishanku sheegay inay kala yihiin Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi Andar. Sidoo kale waxaa telefiishanku tebiyey inuu jro suxufi kale oo isna la sii daayey.

- Advertisement -

Hase yeeshee waxaan weli la sii daynin Maxamed Cabdi Ilig oo ah guddoomiyaha MMTV.

Ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa sheegay in laamaha amniga ee Somaliland ay fiidnimadii Sabtida xireen saddex weriye oo ka tirsan telefishanka MMTV.

Xilliga xariggu dhacay ayaa la sheegay inay socotay dood lagu falanqaynayey is-afgaradkii 1-dii bishan Jannaano ay wada gaareen Itoobiya iyo Somaliland.

Latest stories