HomeWararMaraykanka oo sheegay in aaney taageereyn xabd joojin rasmi ah oo dhex...

Maraykanka oo sheegay in aaney taageereyn xabd joojin rasmi ah oo dhex marta Israa’iil iyo Xamaas

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aaney taageereyn xabd joojin rasmi ah oo dhex marta Israa’iil iyo Xamaas isla markaana Qasa ka hirgasha, balse taa badelkooda Mareykanku wuxuu sheegay inuu doonayo in dagaalka la hakiyo xaaladaha bini’aadanimo dartood. La taliyaha amniga Qaranka Mareykanka ayaa sheegay in xabad joojintu ay dani ugu jirto oo kaliya Xamaas. Hadalkaan […]

- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aaney taageereyn xabd joojin rasmi ah oo dhex marta Israa’iil iyo Xamaas isla markaana Qasa ka hirgasha, balse taa badelkooda Mareykanku wuxuu sheegay inuu doonayo in dagaalka la hakiyo xaaladaha bini’aadanimo dartood. La taliyaha amniga Qaranka Mareykanka ayaa sheegay in xabad joojintu ay dani ugu jirto oo kaliya Xamaas.

Hadalkaan ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa imaanaya xilli xoghayahooda arrimaha dibadda Antony Blinken uu socdaal ku joogo Israa’iil, waxaana safarkaan uu qayb ka yahay booqashooyin uu maalmahaan ku marayay bariga dhexe.

Latest stories