HomeWararDiyaarad ay leedahay  Qaramada Midoobay oo Al-Shabaab u gacan gashay

Diyaarad ay leedahay  Qaramada Midoobay oo Al-Shabaab u gacan gashay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay Beledweyne, kuna sii jeedday Wisil, ay ku degtay deegaan ka tirsan gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al Shabaab. Dayaaradda oo nooceedu uu ahaa Helikobtar, kuna duulaysay magaca UNSOS, ayuu BBC u xaqiijiyey wasiirka amniga ee […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay Beledweyne, kuna sii jeedday Wisil, ay ku degtay deegaan ka tirsan gobolkaas oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al Shabaab.

Dayaaradda oo nooceedu uu ahaa Helikobtar, kuna duulaysay magaca UNSOS, ayuu BBC u xaqiijiyey wasiirka amniga ee Galmudug Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe) in cillad ay qabsatay, ayna degdeg u fariisatay deegaan hoos yimaada Xiindheere oo ka tirsan gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Wararku waxay intaa ku darayaan in Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen dayaaradda iyo 7 qof oo saarnaa, waxaana dayaaradda oo wasiirku sheegay inay dawo sidday dadka saarnaa ku jiray dad ajnabi ah, ayado aan la ogayn xaaladda ay ku sugan yihiin.

Latest stories