HomeWararShabakad ka tirsayd Al-Shabaab oo lagu qabtay Magaalada Baladweyne

Shabakad ka tirsayd Al-Shabaab oo lagu qabtay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay xubno ka tirsanaa dagaalamayaasha AL-Shabaab, kuwaasi oo lagu soo bandhigay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran. Soo qabashada xubnahaasi ayaa timid kadib markii Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ay Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan. Waxaana u suurtagashay Ciidanka amaanka […]

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay xubno ka tirsanaa dagaalamayaasha AL-Shabaab, kuwaasi oo lagu soo bandhigay gudaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran.

Soo qabashada xubnahaasi ayaa timid kadib markii Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ay Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan.

- Advertisement -

Waxaana u suurtagashay Ciidanka amaanka inay gacanta ku dhigaan shabakadaan oo ka tirsaneed dagaalamaayasha Al-Shabaab.

Xubnahan la qabtay ayaa doonayaay inay gobalka Hiiraan ugu talaabaan Gobolka Galgaduud oo uu ka socda howlgal ka dhanka ahaa AL-Shabaab.

 

Latest stories