HomeWararJabuuti oo ka hortimid damaca Itoobiya ku doonayso Badda Soomaaliya

Jabuuti oo ka hortimid damaca Itoobiya ku doonayso Badda Soomaaliya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jabuuti ayaa soo saartay war saxaafadeed ay ku sheegay in Jabuuti ay si walaac leh ula socotay xiisadda ka dhex curatay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya. Waxay sheegtay in Jamhuuriyadda Jabuuti oo haatan haysa madaxtinnimada urur goboleedka IGAD ay si xooggan u caddaynayso taageerada ilaalinta gobannimada, midnimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jabuuti ayaa soo saartay war saxaafadeed ay ku sheegay in Jabuuti ay si walaac leh ula socotay xiisadda ka dhex curatay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Waxay sheegtay in Jamhuuriyadda Jabuuti oo haatan haysa madaxtinnimada urur goboleedka IGAD ay si xooggan u caddaynayso taageerada ilaalinta gobannimada, midnimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee dhammaan waddamada xubnaha ka ah ururka, taasi oo aasaas u ah mabaadii’da iyo xeerarkii lagu aasaasay ururka Midowga Afrika

- Advertisement -

“Jamhuuriyadda Jabuuti waxay ugu baaqaysaa labada waddan ee walaalaha ah inay qaataan dariiqa wadahadalka si ay uga shaqeeyaan dejinta [xiisadda],” ayay Jabuuti ku sheegtay war saxaafadeedka.

Latest stories