HomeWararIsraa'iil oo weerar ku qaadday Khan Yuunis sheegtayna in ay ku dishay...

Israa’iil oo weerar ku qaadday Khan Yuunis sheegtayna in ay ku dishay 40 xubnood

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Afhayeenka ciidamada Israa’iil Avichay Adraee ayaa ka warbixiyay duqeymo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay marinka Qasa. Wuxuu sheegay in ciidamada IDF ay “si qoto dheer” ay gudaha ugu galeen Khan Younis ayna “ka takhaluseen 40 xubnood oo argagixisiso ah”. Dhanka badda, Adraee wuxuu sheegay in ciidamada badda Israa’iil ay weerareen goobo ciidan, bakhaarro […]

- Advertisement -

Afhayeenka ciidamada Israa’iil Avichay Adraee ayaa ka warbixiyay duqeymo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay marinka Qasa.

Wuxuu sheegay in ciidamada IDF ay “si qoto dheer” ay gudaha ugu galeen Khan Younis ayna “ka takhaluseen 40 xubnood oo argagixisiso ah”.

- Advertisement -

Dhanka badda, Adraee wuxuu sheegay in ciidamada badda Israa’iil ay weerareen goobo ciidan, bakhaarro iyo doomaha badda ee Xamaas ay isticmaalaan.

Hadalkaan ayaa imaanaya xilli dad ka badan toddobaatan qof oo rayid Falastiiniyiin ah ay ku dhinteen duqaymihii dhacay 24-kii saac ee la soo dhaafay isla markaana ay gaysteen diyaaradaha Israa’iil.

Latest stories