HomeWararDowladda Somalia oo si kulul kaga hadashay Wariyeyaal lagu Xiray Hargeysa

Dowladda Somalia oo si kulul kaga hadashay Wariyeyaal lagu Xiray Hargeysa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland uu  isugu dayayo in uu ku af qabto warbaahinta iyo dadweynaha gobollada waqooyi ee dalka, kuwaasi oo ka dhiidhinaya Is-afgaradka sharci daradda ah ee xadgudubka ku ah gobonimada iyo sharafta dadka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa heshiiskii badda ee Muuse […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland uu  isugu dayayo in uu ku af qabto warbaahinta iyo dadweynaha gobollada waqooyi ee dalka, kuwaasi oo ka dhiidhinaya Is-afgaradka sharci daradda ah ee xadgudubka ku ah gobonimada iyo sharafta dadka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa heshiiskii badda ee Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed.

Dowladda Soomaaliya ayaa Hay’adaha amniga ee maamulka Somaliland waxaa ay  uga baaqday in ay ka waantoobaan u hiilinta iyo garab siinta is afgaradka sharci daradda ah iyo damaca  Itoobiya ku doonayso in ay ku qaadato dhul iyo bad Soomaaliyeed taas oo qatar ku ah mustaqbalka iyo karaamada dadka gobollada waqooyi ku nool iyo guud ahaan umadnimada shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa si buuxda u bogaadisay uguna mahad celinasay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka gobollada waqooyi oo sida lagu yaqaanay meel adag iska taagay, iskana diiday damaca gurracan ee Itoobiya ku doonayso in ay ku qaadato qeyb ka mid ah badda iyo dhulka Soomaaliya.

Latest stories