HomeWararBeesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Puntland

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Puntland

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Beesha caalamka ayaa soo saartay bayaan ay kusoo dhawaynayo sida ay u dhacday doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday Puntland. “Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay soo dhaweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8-da Janaayo 2024. Waxaan ku ammaaneynaa shacabka Dowlad-goboleedkan Xubinta ka ah Dawladda Federaalka ee Puntland sida sida nabdoon ee ay u aqbsoontay […]

- Advertisement -

Beesha caalamka ayaa soo saartay bayaan ay kusoo dhawaynayo sida ay u dhacday doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday Puntland.

“Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay soo dhaweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8-da Janaayo 2024. Waxaan ku ammaaneynaa shacabka Dowlad-goboleedkan Xubinta ka ah Dawladda Federaalka ee Puntland sida sida nabdoon ee ay u aqbsoontay doorashadu” ayuu u qornaa bayaanku.

- Advertisement -

Qoraalka bayaanka oo sii socda ayaa lagu yiri: “Waxaan ku bogaadinaynaa dadaalka dhammaan daneeyayaasha siyaasadda iyo doorashada si loo xaqiijiyo hannaan nabadeed laguna dhiirigeliyo dhammaan dhinacyadu in ay ilaashadaan jawi nabdoon. Khilaaf kasta oo la xiriira doorashada waa in lagu xalliyaa si nabad ah iyadoo loo marayo habab sharci oo ku habboon”.

Bayaanka oo lasoo dhigay barta internet-ka ee UNSOM ayaa lagu xusay ururro iyo dalal badan oo ka qayb ah bayaankan wadajirka ah, sidan ayuuna u dhignaa.

Latest stories