HomeWararWararkii ugu dambeeyay Doorashada Maamulka Puntland

Wararkii ugu dambeeyay Doorashada Maamulka Puntland

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Mamaulka Puntland si weyn looga dareemayaa Doorashada Madaxweyne ee Maamulkaasi, Iyadoo ay ku hardami doonaan xubno miisaan culus ku dhex leh siyaasadda Puntland iyo.tan Federaalkaba. Saaka Garoowe waxaa ka jirta saxmad culus, waxaana guud ahaanba la joojiyay isku socodka gaadiidka, sidoo kalena waxaa wsddooyinka waa weyn lasoo dhoobay Ciidamo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Mamaulka Puntland si weyn looga dareemayaa Doorashada Madaxweyne ee Maamulkaasi, Iyadoo ay ku hardami doonaan xubno miisaan culus ku dhex leh siyaasadda Puntland iyo.tan Federaalkaba.

Saaka Garoowe waxaa ka jirta saxmad culus, waxaana guud ahaanba la joojiyay isku socodka gaadiidka, sidoo kalena waxaa wsddooyinka waa weyn lasoo dhoobay Ciidamo aad u farabadan oo ammaanka sugaya.

- Advertisement -

Hoolka ay ka dhacayso Doorashada ayaa ah mid ay kusoo qulqulayaan Howlwadeenada iyo Xildhibaanada Cusub ee dooranaya Madaxweynaha Puntland 2024.

Doorashada ayaa ah mid aad u xiisa badan, waxaana maanta Xilka Madaxweynaha ku hardami doona 11 Musharrax, iyadoo ay xusid mudan tahay in ilaa saddex kamid ah ay ugu cadcad yihiin doorashada, waxaana ku jiro Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Siciid Deni.

Sidoo kale Galaangalka, heshiisyada iyo ballan-qaadyada ka sokow ilaa shan musharrax ayaa la hadal-hayaa in ay bixiyeen lacago u dhexeeya $50k ilaa $80k, ku darso tirada xildhibaannada waa 65 mudane iyo Hal Marwo.

- Advertisement -

Ammaanka guud ayaa la adkeeyay, waxaana shalay ay sarakiisha amnigu sheegeen inay qaadan doonaan kaalintooda ku aaddan Ammaanka doorashada maanta dhacaysa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts