HomeWararSiyaasiyiin iyo Madaxweyneyaal hore oo hambalyo u diray Siciid Deni

Siyaasiyiin iyo Madaxweyneyaal hore oo hambalyo u diray Siciid Deni

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynayaal iyo siyaasiyiin ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Siciid Deni oomar kale loo doortay Madaxweynaha Mamaulka Puntland, kadib doorasho manta ka dhacday Caasimadda Maamulkaasi ee Garoowe. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa hambayo u diray Deni, waxaana uu bogaadinayaa guddigii doorashada iyo Baarlamaanka Puntland, oo uu ku amaanaya sida hufan ee ay u […]

- Advertisement -

Madaxweynayaal iyo siyaasiyiin ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Siciid Deni oomar kale loo doortay Madaxweynaha Mamaulka Puntland, kadib doorasho manta ka dhacday Caasimadda Maamulkaasi ee Garoowe.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa hambayo u diray Deni, waxaana uu bogaadinayaa guddigii doorashada iyo Baarlamaanka Puntland, oo uu ku amaanaya sida hufan ee ay u guteen waajibkii ka saarnaa doorasho aan rabshadaha wadan ka dhacday Puntland.

- Advertisement -

“Waxaan hambalyo leeyahay walaalkeey H.E Said Abdullahi Deni oo maanta markale loo doortey inuu noqdo Madaxweynaha Puntland shanta sano ee soo socota.Waxaan bogaadinayaa guddigii doorashada iyo Baarlamaanka Puntland, aniga oo ku amaanaya sida hufan ee ay u guteen waajibkii ka saarnaa doorasho aan rabshad wadan inay ka dhacdo Puntland” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

sidoo  kale Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland.

 

Latest stories