HomeWararMW Xasan Sheekh oo Xalay Kulan isugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal

MW Xasan Sheekh oo Xalay Kulan isugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa ku bogaadiyay doorkooda taariikhiga ah ee ay ka qaateen ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida qaranimada dalka soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xildhibaanada warbixin ka siiyay xaaladda guud ee dalka, dagaalka ka dhanka ah dagaalamayaasha Alshabaab iyo qorshaha dowladda […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa ku bogaadiyay doorkooda taariikhiga ah ee ay ka qaateen ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida qaranimada dalka soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa xildhibaanada warbixin ka siiyay xaaladda guud ee dalka, dagaalka ka dhanka ah dagaalamayaasha Alshabaab iyo qorshaha dowladda ee ka hortagga xad-gudubka dowladda Itoobiya ee madax-bannaanida dalka iyo difaaca dhulka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Khudbadda uu Madaxweyne Xasan sheekh Xalay jeediyay ayaa ahayd mid dhinacyo badan taabanaysay, waxaana wadadamada Caalamka ee daneeya Siyasaada Gobalka uu ugu baaqay inay doorkooda qaataan, si looga baaqsado dagaal ka dhex qarxa labada dhinac.

Waxaa uu Madaxweynahu uu mar kale sheegay in Itoobiya ay si cad ugu soo xad gudubtay Madaxbanaanida iyo Qaranimada Soomaaliya, kadib heshiis ku sheegii ay kala saxiixdeen RW Abiy Aed iyo Madaxweynaha Mamaulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Latest stories