HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Eriterea

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Eriterea

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa saaka ka ambabaxay Garonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxeynaha iyo wafdigiisa ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mudane Isaias Afwerki. Madaxtooyada Soomaaliya faah faahin intaa dheer kama aysan bixin socdaalka Madaxweynaha, balse socdaalkiisa […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa saaka ka ambabaxay Garonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Madaxeynaha iyo wafdigiisa ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Eriteriya mudane Isaias Afwerki.

- Advertisement -

Madaxtooyada Soomaaliya faah faahin intaa dheer kama aysan bixin socdaalka Madaxweynaha, balse socdaalkiisa ayaa imaanaya iyadoo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ay tahay mid aad u kacsan, kadib hesiiskii ay Itoobiya la gashay Somaliland.

Latest stories