HomeWararDEG DEG: Saciid Deni Madaxweynaha 7aad ee Puntland

DEG DEG: Saciid Deni Madaxweynaha 7aad ee Puntland

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Siciid Cabdulaahi Dani ayaa noqday Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland 2024-2029, kadib doorasho ka dhacday Magaalada Caasimadda ah ee Garoowe. Deni ayaa helay codadka ugu badan ee doorashada, waxaana uu ka guulaystay Musharraxa kale ee la tartamayay Guuleed Saalax. Deni ayaa sameynaya Taariikh Cusub oo aan horay Soomaaliya uga dhicin, waxaana labo jeer oo xiriir […]

- Advertisement -

Siciid Cabdulaahi Dani ayaa noqday Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland 2024-2029, kadib doorasho ka dhacday Magaalada Caasimadda ah ee Garoowe.

Deni ayaa helay codadka ugu badan ee doorashada, waxaana uu ka guulaystay Musharraxa kale ee la tartamayay Guuleed Saalax.

- Advertisement -

Deni ayaa sameynaya Taariikh Cusub oo aan horay Soomaaliya uga dhicin, waxaana labo jeer oo xiriir ah uu noqday Madaxweyne.

Latest stories