HomeWararShaqaalaha saarnaa Markab laga Afduubtay meel ku dhow Xeebaha Somalia oo lasoo...

Shaqaalaha saarnaa Markab laga Afduubtay meel ku dhow Xeebaha Somalia oo lasoo badbaadiyay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Afhayeenka Ciidanka Badda Hindiya oo Qoraal soo dhigay Barta X ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen dhamaan Shaqaalihii la socday Markabka MV LILA NORFOLK ee habeen hore laga qafaashay meel ka baxsan Xeebaha Somalia. Waxa uu xusay inay 22 Shaqaale la socdeen Markabka,  kuwaasi oo kala ah 17 Hindi ah iyo 5  Filibiin ah. Afhayeenka sidoo […]

- Advertisement -

Afhayeenka Ciidanka Badda Hindiya oo Qoraal soo dhigay Barta X ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen dhamaan Shaqaalihii la socday Markabka MV LILA NORFOLK ee habeen hore laga qafaashay meel ka baxsan Xeebaha Somalia.

Waxa uu xusay inay 22 Shaqaale la socdeen Markabka,  kuwaasi oo kala ah 17 Hindi ah iyo 5  Filibiin ah.

- Advertisement -

Afhayeenka sidoo kale waxa uu xaqiijiyey inaysan wax Burcad-baddeed ah loogu tegin gudaha Markabka.

Markabka Dagaalka Hindiya ee INS Chennai ayaa la sheegay inuu taageero siiyey Markabka la qafaashay si Dib loogu kiciyo Matoorka Korantada ee Markabka iyo inuu Markabka sii wato safarkiisa.

Warar horey u soo baxay ayaa lagu sheegay inay ilaa 6 dabley hubaysan ay gudaha u galeen Markabkaasi, inkastoo markii dambe la sheegay inaan wax Burcad-baddeed ah lagu arkin Dheega Markabka.

Latest stories