HomeWararAbaanduule lagu dilay Dagaal culus oo Maanta ka dhacay Mudug

Abaanduule lagu dilay Dagaal culus oo Maanta ka dhacay Mudug

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Abaanduulihii Ururka 18-aad ee ciidanka kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka Cabdi Maxamed Suulnuuge ayaa Maanta lagu dilay Dagaal xooggan oo ka dhacay deegaan dhaca inta u dhaxeysa deegaannada Caad iyo Camaara ee Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug. Wararka la helayo ayaa sheegaya in marka hore Abaanduule Cabdi Suulnuuge uu dhaawac halis ah kasoo gaaray […]

- Advertisement -

Abaanduulihii Ururka 18-aad ee ciidanka kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka Cabdi Maxamed Suulnuuge ayaa Maanta lagu dilay Dagaal xooggan oo ka dhacay deegaan dhaca inta u dhaxeysa deegaannada Caad iyo Camaara ee Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in marka hore Abaanduule Cabdi Suulnuuge uu dhaawac halis ah kasoo gaaray dagaalka, balse markii dambe ayaa waxaa saraakiil ka tirsan ciidan xoogga ay xaqiijiyeen inuu geeriyooday Suulnuuge oo ka tirsanaa Gorgor,

- Advertisement -

Dagaalka maanta ka dhacay koonfurta gobolka Mudug ayaa dhaliyay khasaaro xooggan oo labada dhinac kala gaaray, waxaana adag in si dhab ah loo ogaado khasaaraha uu reebay dagaalkan.

Sargaalkan ka tirsanaa kumaandooska Gorgor ayaa hormuud u ahaa howlgalka ciidanka xoogga dalka ka wadaan deegaanno katirsan gobolka Mudug , isagoona ahaa sarkaal qeyb weyn ka qaatay dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Taliska ciidanka xoogga oo ay uga hadlayaan khasaaraha ka dhashay dagaalka Maanta ka dhacay koonfurta gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug.

Latest stories