HomeWararGuddiga Doorashada Madaxweynaha Puntland oo Maanta la magacaabay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Puntland oo Maanta la magacaabay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland  Abdirisak Ahmed Said ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, taasi oo maalmaha soo socda ka dhaceysa magaalada Garoowe. Qoraal ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamanka mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa lagu magacaabay Gudddiga Doorashada Madaxtooyada oo ka kooban 7 Xubnood Waxaa Guddoomiye looga dhigay Xildhibaan Cabdiweli Yuusuf Warsame […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland  Abdirisak Ahmed Said ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, taasi oo maalmaha soo socda ka dhaceysa magaalada Garoowe.

Qoraal ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamanka mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa lagu magacaabay Gudddiga Doorashada Madaxtooyada oo ka kooban 7 Xubnood

- Advertisement -

Waxaa Guddoomiye looga dhigay Xildhibaan Cabdiweli Yuusuf Warsame oo hore Guddoomiye ugu ahaa Guddigii Doorashada Guddoonka Baarlamanka.

Dhinaca kale waxaa Maanta oo jimco ah magaalada Garoowe kulan ku yeeshay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, waxaana kulanka guddoominayay  Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Mohamed Mohamoud Isse.

Guddoomiye Cabdirisaaq oo shirka furay ayaa Golaha la wadaagay in loo diyaar garoobo Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka si waafaqsan Dastuurka iyo Xeer hoosaadka Golaha Wakiillada DPL.

- Advertisement -

Latest stories