HomeWararXulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo 1-0 Kaga Badiyay Xulka Koonfur Galbeed.

Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo 1-0 Kaga Badiyay Xulka Koonfur Galbeed.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kulan cayaareed aad u xiisa badan oo u dhexeeyay K.Galbeed iyo Gobolka Banaadir ayaa Galabta Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ku dhex maray labada Xul, taasi oo qeyb ka ah Koobka Cayaaraha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Kulankaan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa waxaa usoo daawasho tagay in ka badan 70,000 […]

- Advertisement -

Kulan cayaareed aad u xiisa badan oo u dhexeeyay K.Galbeed iyo Gobolka Banaadir ayaa Galabta Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ku dhex maray labada Xul, taasi oo qeyb ka ah Koobka Cayaaraha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Kulankaan oo ahaa mid aad u xiiso badan ayaa waxaa usoo daawasho tagay in ka badan 70,000 oo taageerayaal ah, waxa ayna qeybta koowaad kusoo idlaatay bar-bar dhac 0-0, balse isku soo laabasho kadib Kabtanka Xulka Gobolka Banaadir, Khaalid ayaa u suura-gashay in uu gool qurux badan ku hubsado shabaqa Kooxda Koonfur Galbeed, taasi oo ka dhigtay in ay cayaarta kusoo idlaato 1-0 oo ay guusha ku raacday Xulka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa u Hambalyeeyay Xulka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir guudha ay maanta gaareen iyo Cayaar wanaaga asluubeysan oo ay soo bandhigeen. Waxa uuna u rajeeyay in kulamada u harsan ay guulo waa weyn ka keenaan si ay u difaacdaan Koobka Kubadda Cagta ee Cayaaraha Maamul Goboleedyada dalka oo sanadkii ugu danbeeyay ay ku guuleysteen xulka G/Banaadir.

Latest stories