HomeWararXildhibaanada Cusub ee Puntland oo Goordhaw la dhaarin doono

Xildhibaanada Cusub ee Puntland oo Goordhaw la dhaarin doono

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xildhibaanada Cusub maamulka Puntland ee Xalay lagu dhawaaqay ayaa lagu dhaarinayaa Magaalada Garoowe, waxaana farriin loo diray Xildhibaanada Cusub. Taasi oo ku aaddan inay soo xaadiraan. Xildhibaanada Baarlamaanka 6aad ee Puntland ayaa xaadiri doona Xarunta Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland. “Waxaa dhammaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 6-aad lagu wargelinayaa in ay soo xaadiraan munaasibadda dhaarinta xildhibaanada […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Cusub maamulka Puntland ee Xalay lagu dhawaaqay ayaa lagu dhaarinayaa Magaalada Garoowe, waxaana farriin loo diray Xildhibaanada Cusub. Taasi oo ku aaddan inay soo xaadiraan.

Xildhibaanada Baarlamaanka 6aad ee Puntland ayaa xaadiri doona Xarunta Golaha Wakiilada Maamulkaasi Puntland.

- Advertisement -

“Waxaa dhammaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 6-aad lagu wargelinayaa in ay soo xaadiraan munaasibadda dhaarinta xildhibaanada cusub. Goobtu waa Xarunta Golaha Wakiillada. Waqtiguna waa 10:00 Am (Subaxnimo)” ayaa lagu yiri qoraal loo diray Xildhibaanada Cusub.

Xalay ayay ahayd markii lasoo saaray liiska 66 Xildhibaan, waxaana lagu arkay Xildhibaanno matalaya Maamulka SSC khaatumo, xili ay xusid mudan tahay in horay ay uga dhawaaqday  inay Xildhibaanadeeda kala baxday maamulkaasi

Latest stories