HomeWararXaalad Cabsi ah oo ka taagan Garoowe iyo Ciidamo lasoo dhoobay Waddooyinka

Xaalad Cabsi ah oo ka taagan Garoowe iyo Ciidamo lasoo dhoobay Waddooyinka

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka taagan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland, halkaasi oo lagu arkayo Ciidamo hubaysan oo taabacsan siyaasiyiinta Mucaaardka ah ee dhaliilsan sida wax ku socdaan. Wararkii ugu dambeeyay ee aynu helayno ayaa soo sheegaya in dhowr xaafadood o oak mid ah Garoowe lasoo dhoobay Ciidamo, waxaana laga cabsi qabaa in […]

- Advertisement -

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka taagan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul Goboleedka Puntland, halkaasi oo lagu arkayo Ciidamo hubaysan oo taabacsan siyaasiyiinta Mucaaardka ah ee dhaliilsan sida wax ku socdaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee aynu helayno ayaa soo sheegaya in dhowr xaafadood o oak mid ah Garoowe lasoo dhoobay Ciidamo, waxaana laga cabsi qabaa in dagaal uu ka qarxo gudaha Magaalada, sida ay ku warramayaan dad goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Ciidamada ugu badan ayaa jooga halka loo yaqaanno “Kaantaroolkii hore ee galbeed” waxaana ay ku hubaysan yihiin noocyada kala duwan ee hubka.

Sidoo kale waxaa la dhaariyay Xildhibaanada Cusub ee Mamaulkaasi Puntland, iyadoo ay jiraan walaac xooggan oo ay muujinayaan qolooyinka Mucaaradka ee kasoo hor jeeda madaxweynaha maamulkaasi Siciid Deni.

 

Latest stories