HomeWararDagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-xubnood oo ka tirsan dagaalamaayasha AL-Shabaab. Howgalka lagu soo qabtay labadaan nin ee katirsanaa Al-Shabaab ayaa ka dhacay aagga Deegaanka Gabdhaale oo Bari ka xiga Caad waxayna xiliga la qabanayay ay aasayeen miinooyin sida warbaahinta  u sheegay Xoghayaha Maamulka Degmada Xarardheere Maslax […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-xubnood oo ka tirsan dagaalamaayasha AL-Shabaab.

Howgalka lagu soo qabtay labadaan nin ee katirsanaa Al-Shabaab ayaa ka dhacay aagga Deegaanka Gabdhaale oo Bari ka xiga Caad waxayna xiliga la qabanayay ay aasayeen miinooyin sida warbaahinta  u sheegay Xoghayaha Maamulka Degmada Xarardheere Maslax Macalin Cilmi

- Advertisement -

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Degaanka ayaa howlgallo koonfurta gobolka Mudug  kaga saaray Al-shabaab,iyadoo ay isa soo tarayaan dagaalamayaasha AL-Shabaab ee isku soo dhiibayo ciidanka xoogga Dalka.

Latest stories