HomeWararXuska Munaasabadda Sanad Guurada aas-aaska Booliska oo Muqdisho ka socota

Xuska Munaasabadda Sanad Guurada aas-aaska Booliska oo Muqdisho ka socota

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuska munaasabada Sanad Guurada 80aad ee Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ku began maanta ayaa Muqdisho laga xusaya, waxaana socda qaban-qaabada Munaasabadda. Munaasabaddaan Sanad guurada ah ka qayb galaya Masuuliyiinta ugu sarreysa dawladda Soomaaliya iyo Taliyeyaal kaka socda Booliska Waddamada Deriska. Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmad Firin ayaa bulshada la wadaagay hambalyo […]

- Advertisement -

Xuska munaasabada Sanad Guurada 80aad ee Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ku began maanta ayaa Muqdisho laga xusaya, waxaana socda qaban-qaabada Munaasabadda.

Munaasabaddaan Sanad guurada ah ka qayb galaya Masuuliyiinta ugu sarreysa dawladda Soomaaliya iyo Taliyeyaal kaka socda Booliska Waddamada Deriska.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmad Firin ayaa bulshada la wadaagay hambalyo ku aaddan 80 sano guurada aas aaska ciidanka Boliiska.

Dhanka kale taliye xigeenka Boliiska Federalka ah ee Ethiopia Mr. Musfin Abebe Badeye ayaa Muqdisho u soo gaaray ka qeyb galka munaasinada Sanadguurada 80-aad ee aasaaska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo la aasaasay 20 Dec 1943 dii. Waxaana sidoo kale Muqdisho ku sugan Taliyaha Booliska Dalka Jabuuti.

Latest stories