HomeWararMaxkamad  xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada

Maxkamad  xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. Go’aan taariikhi ah, ayay maxkamaddu ku xukuntay in Mr Trump aanu ahayn musharax u qalma. Waa markii ugu horeysay ee qaybta 3aad ee wax ka bedelka 14aad ee […]

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka.

Go’aan taariikhi ah, ayay maxkamaddu ku xukuntay in Mr Trump aanu ahayn musharax u qalma.

- Advertisement -

Waa markii ugu horeysay ee qaybta 3aad ee wax ka bedelka 14aad ee dastuurka Maraykanka loo isticmaalo in laga reebo musharaxa madaxweyne.

Isku dayo dhowr ah oo lagu doonayay in Mr Trump laga tuuro doorashada ayaa lagu guuldareystay.

Go’aankan ayaa ilaa bisha racfaan laga qaadan karaa ilaa bisha soo socota waxaana la sheegay inuusan quseyn gobolada kale.

- Advertisement -

Xukunka ayaa kaliya khuseeya doorashada hordhaca ah ee gobolka ee 5-ta Maarso, markaas oo codbixiyayaasha Jamhuuriga ay dooran doonaan musharraxa ay doorbidayaan ee madaxweynaha, in kasta oo ay saameyn ku yeelan karto doorashada guud ee November.

Latest stories