HomeWararDagaal u dhexeeya AL-Shabaab iyo Ciidanka Dowladda oo ka socda Gobolka Mudug

Dagaal u dhexeeya AL-Shabaab iyo Ciidanka Dowladda oo ka socda Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka oo is garabsanaya iyo Al-Shabaab ayaa ka socda Deeganka jeex jeex iyo buurta yacgoos oo u dhaxeeya Magaalooyinka caad iyo camaara ee Koofurta gobolka Mudug. Howlgalka waxaa qaaday Ciidanka xoogga iyo xoogagga deegaanka oo is kaashanaya ka dib markii ay heleen xogta dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab […]

- Advertisement -

Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka oo is garabsanaya iyo Al-Shabaab ayaa ka socda Deeganka jeex jeex iyo buurta yacgoos oo u dhaxeeya Magaalooyinka caad iyo camaara ee Koofurta gobolka Mudug.

Howlgalka waxaa qaaday Ciidanka xoogga iyo xoogagga deegaanka oo is kaashanaya ka dib markii ay heleen xogta dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab oo isku aruursanayay deegaanadaas.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in dagaalka lagu jabiyey dagaalamayaasha AL-Shabaab walina uu socdo dagaalku.

Howlgalka ayaa qeyb ka ah howlgalada ka dhanka ah AL-Shabaab ee ka socda Koofurta Mudug.

Latest stories