HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay Gobolada Sh.Dhexe iyo Galgaduud

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay Gobolada Sh.Dhexe iyo Galgaduud

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 24-aad ee Khaalid Binu Waliid ayaa sheegay in howgal bur burin ah ka sameeyay deegaano kala qaybiya gobolada Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud. Howlgalkaan oo ahaa mid qorshaysan ayeey  Ciidanka Xoogga ku bur buriyeen fariisimo ay Al-Shabaab ku lahayd dhulka howdka ah gaar ahaan goob ay isku aruursanayeen, waxaana […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 24-aad ee Khaalid Binu Waliid ayaa sheegay in howgal bur burin ah ka sameeyay deegaano kala qaybiya gobolada Shabeellada Dhexe iyo Galgaduud.

Howlgalkaan oo ahaa mid qorshaysan ayeey  Ciidanka Xoogga ku bur buriyeen fariisimo ay Al-Shabaab ku lahayd dhulka howdka ah gaar ahaan goob ay isku aruursanayeen, waxaana sidaasi sheegay saraakiisha Ciidanka Dowladda.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaaminaysay howlgalka ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in howlgalku uu ahaa mid guulaystay, sidoo kalena ay khasaare ku gaarsiiyeen dagaalamayaasha AL-Shabaab.

Ciidamada ayaa wali wada howlgalka, iyagoo doonaya in gabi ahaan dhulka ku teedsan xadka kala qaybiya gobolada Shabeelaha dhexe iyo Galgaduud ay la wareegaan.

Latest stories